Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Dhageysi ku Saabsan Arrimaha Somalia


Cabdi Caynte
Cabdi Caynte
Maalintii shalay ahayd waxa Aqalka Sanetka ee Congresska Maryakanka ka dhacay dhageysi ku saabsan arrimaha amniga iyo hanaanka dawladnimo ee Somalia, sidii loo sii xoojin lahaa guulaha la gaaray iyo sida loo waajahayo taxadiyada jira, isla markaana loo sunti lahaa wadada mustaqbalka.

Shirkaas ayaa waxa ka qeyb galay Linda Thomas-Greenfield, Kaaliyaha Xoghayaa Arrimaha Dibadda ee Arrimaha Afrika iyo saraakiil kale oo ka kala socday Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka, Hay’adda Marayanka ee Horumarinta Caalamiga ah ee USAID, Jaamacadda National Defense ee Maraykanka iyo Hay’adda ICG ee Xasaradaha Caalamka.

Waxa sidoo kale dhageysiga qeyb ka ahaa Cabdiraxmaan Ceynte oo ah madaxa Machadka Heritage ee daraaska siyaasadda ee magaalada Muqdisho.

Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:02 0:00
XS
SM
MD
LG