Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska: Fanaanka Geywarrow (Q.3aad)


Barnaamijka caweyska Washington ee toddobaadkana waxaan idinku haynaa; will laba sano jir ah oo ilmo dhalay, waddanka ugu wanaagsan caalamka inay ku noolaadaan dadka waayeelka ah iyo midka ugu liita in qof da’ ahi uu ku noloshiisa ku qaato, iyo qayb saddexaad oo ka mid ah wareysiga fanaanka Maxamuud Xaaji Cali “Geywarrow”

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

please wait

No media source currently available

0:00 0:24:34 0:00
XS
SM
MD
LG