Maanta 20 sano ka hor, waxaa dagaal dhex maray ciidanka Maraykanka iyo Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, ka dib markii kooxo Soomaali ahi ay dileen 24 ka mid ah askarta dalka Pakistan oo qeyb ka ahaa hawlgalkii UNISOM.
Warbixintan gaarka ah waxa inoo haya Xuseen Barre Aadan.
Warbixintan gaarka ah waxa inoo haya Xuseen Barre Aadan.