Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Cabdulqaadir Maxamed Nuur


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Xoghayaha 1aad ee safaaradda Somalia ee dalka Turkiga, waxana uu ka waramayaa heshiisyo cusub oo ay dhawaan gaareen Somalia iyo Turkiga.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:20:04 0:00
XS
SM
MD
LG