Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa in muddo ah ka wada hadlayey qabashada shir caalami ah oo lagaga hadlo sida ugu habboon ee dib loogu celin karo qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan dalka Kenya.
Nus malyuun ka mid ah qaxootigaasi waxay ku jiraan xeryaha qaxootiga Kenya ee Dhadhaab.
Haddaba waxaan idiin soo gudbinaynaa Qaybtii Koowaad ee Barnaamijyo Taxane ah oo aan kaga hadlayno in xilligan la celin karo qaxootiga iyo xuquuqdooda qaxootiga.
Waxaa inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamuud Ibraahim Cali.