Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij: Xaaladda Waxbarashada Soomaaliya


Adeegga waxbarasho ee Soomaaliya ayaa 23 sanno kadib la isku dayayaa in loo sameeyo xeer iyo nidaam meel qura looga hago, sida manhajka, tayada, iyo abuurista fursado ay ka faaideystaan dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee xaqa u leh inay wax bartaan.

Hadaba barnaamij gaar ah oo aynu ku lafa gureyno Wabarashada Soomaaliya oo dhowr qeybood ka kooban, uuna soo diyaariyey Daauud Aweys halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:57 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:37 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:20 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00
XS
SM
MD
LG