Tuulada Korombood oo u dhow degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayaa waxa dagaal iskaga horyimid Alshabab oo dhinaca iyo ciidanka iyo dawladda Somalia oo ay taageeryaan kuwa Ethiopia oo dhinaca kale ah. Tiro ka badan 10 qof ayaa ku dhintay dagaalkaas.
Warka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Warka oo dhan hoosta ka dhageyso.