Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka Dabeysha oo Laga Helay Ethiopia


Cudurka dabaysha ee ka dilaacay wadamada Geeska Afrika ayaa waxaa la soo sheegayaa inuu ku baahay wadanka Ethiopia.

Ilmo yar oo 18 bilood jir ah oo ku nool degaanka Wadheer ee dalka Ethiopia ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee lagu arko xanuunka dabeysha tan iyo sanadkii 2008-dii.

Warbixin aarrintaas ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:05 0:00
XS
SM
MD
LG