Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidda oo si Weyn looga Xusay Somalia


Dadweynaha Soomaalida ayaa sida dunida muslinka ah inteeda kale u dareeray salaadda Ciidda, waxaana munaasabadda ciidda laga xusay dhammaanba dhulka ay Soomaalidu degto.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sh Maxamuud ayaa salaadda ciidda kula tukaday shacabka ku nool magaalada Muqdisho masaajid weyn ee Isbahaysiga, waxaana uu khudbad uu halkaasi ka jeediyay uu ugua hadlay arrimo kala duwan.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixinno ku saabsan munaasabadda ciidda iyo sida loga dabbaaldegay magaalooyin kala duwan.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:55 0:00
XS
SM
MD
LG