Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi Gaar ah: Prof. Cabdiweli Gaas


Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu u taagan yahay musharraxnimada madaxweynenimada Mamaul Goboleedka Puntland ee la qabanayo bisha Jannaayo ee sannadka 2014-ka.

Prof. Cabdiweli oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in Puntland u baahan tahay isbeddel dhaqaale iyo mid siyaasadeed.

Waxaa kale oo uu ka hadlay tallaabada uu qaaday maamulka Puntland uuna ku joojiyey wadashaqayntii dawladda federaalka.

Halkan ka dhegayso waraysiga Prof. Cabdiwali Gaas oo dhamaystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:52 0:00
XS
SM
MD
LG