Caasimada dalka Uganda ee Kampala waxaa maalintii shaley Lagu soo gaba gabeeyey shir ay lahaayeen waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya waxaana gaba gabadii shirkaas laga soo soo saaray War-murtiyeed dhawr qodob ka koobnaa.
Haddaba qodobadaasi ka soo baxay shir madaxeedkii ka dhacay Kampala maxay ku soo kordhin karaan dadaalada nabad raadinta Somalia iyo weliba wada shaqeynta waddamada ay ciidamada ka joogaan Somalia.
Haddaba qodobadaasi ka soo baxay shir madaxeedkii ka dhacay Kampala maxay ku soo kordhin karaan dadaalada nabad raadinta Somalia iyo weliba wada shaqeynta waddamada ay ciidamada ka joogaan Somalia.