Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Gaar ah: Xawaaladaha iyo Bangiga Barclays


Bishii May ayaa Baanka Barclays ee ka dhisan dalka Britain uu soo saaray warqad ku socota ilaa 250 shirkadaha xawaaladaha oo fadhigoodu yahay dalka Birtan oo ku wargelinaysa in la xayirayo akoownadooda.

Qaarkood waa laga xiray, qaarkoodna waxaa la siiyey muddo ah ilaa 12-ka bishan August, inkatsoo laga yaabo in qaarkood loo sii kordhiyo waqtiga ilaa dhammaadka bisha Diisdambar.

Olole xooggan ayaa socda oo la doonayo in Bankiga ku yaalla dalka Biritan ee Barclays lagaga dhaadhiciyo inuu ka noqdo tallaabada uu ku xidhayo akoownada xawilaadaha.

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan nooga diyaarisay dadaalka socda.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:46 0:00
XS
SM
MD
LG