Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Ciyaaraha: Koobka Ramadanta ee Washington, D.C.


Barnaamijka Ciyaaraha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay koobkii bisha Ramadan oo dhawaan lagu soo gabagabeeyey nawaaxiga Washington, D.C.
Axmed Nuuradiin - 14 jir dhaliyey goolkii ugu quruxda badnaa
Axmed Nuuradiin - 14 jir dhaliyey goolkii ugu quruxda badnaa

Tantankan oo ay ka qeyb qaateen kooxo ka dhisan gobolada Virginia, Maryland, iyo magaalada Washington, D.C. ayaa waxa ay guushii ku raacday kooxdii ka socotay gobolka Maryland.

Warbixintan waxa diyaariyey Cabdullaahi N. Maxamed (Kolombo)

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00
XS
SM
MD
LG