Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Codbixinta Doorashada Zimbabwe oo Bilaabatay


Dadweyne safaf ugu jira inay codkooda dhiibtaan magaalada Mbare oo dibadda ka ah caasimadda Harare July 13, 2013.
Dadweyne safaf ugu jira inay codkooda dhiibtaan magaalada Mbare oo dibadda ka ah caasimadda Harare July 13, 2013.
Malaayiin dad ah oo u dhashay dalka Zimbabwe ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay uga qeybgalaan doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamaanka ee dalkaaasi oo shanti sanno mar la qabto.

Musharrixiinta doorashadan maanta ka qeybgalaya, ayaa waxaa ugu cad cad madaxweynaha dalkaasi Robert Muganbe iyo Ra’iisul-wasaarihiiisa Morgan Tsvangirai.

Madaxweyne Mugabe ayaa xukunka dalkaasi hayay tan iyo markii uu dalkasi xornimada qaatay oo haatan laga joogo 33 sannadood.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00
XS
SM
MD
LG