Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Somali ah oo ku Dhibaateysan Jordan


Dalka Jordan oo labadii sanno ee la soo dhaafey ay ku qulqulayeen kumanaan qaxooti ah oo ka soo cararaya dagaalada Syria, ayaa dhanka kale waxaa iyana jira dad Soomaali ah oo qaxooti ahan halkaasi u jooga.

Qaxootiga Soomaalida ee Urdun ayaa tiradooda lagu qiyaasaa ilaa 450, waxayna ka kala yimaadeen Syria, Yemen, Sacuudiga iyo kuwo si toos ah uga yimaada Somalia.

Qaxootigan Soomaalida ah waxay ku nool yihiin magaalada Camaan, waxayna ku andacoonayan in aaney taakuleyn ku filan ka helin UNHCR iyo hay’adaha kale ee samafalka.

Mohamed Olad Hassan ayaa khadka telefonka kula xiriirey Xasan Mohamed Abdirahman oo ah horjoogaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalada Camaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00
XS
SM
MD
LG