Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka Puntland oo Beeluhu soo Xulayaan


Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyay in xulista barlamanka cusub ee soo socda ay noqonayso xulista odayaasha dhaqanka ee hab beeledka.

Hannaankan oo horay loogu dhaqmi jiray iyada oo laguna soo xulay isla baaralaamanka hadda jira.

Tallaabadan ayaa timid kaddib markii ay suurtagal noqon wayday in deegaanada Puntland laga qaban qaabiyo doorashooyin.

Faahfahintan warkan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00
XS
SM
MD
LG