Ugu yaraan Laba qof ayaa ku geeriyootey Afar kalana waa ay ku dhaawacmeen saaka markii qarax uu ka dhacay guri kuyaala xaafada Korontada ee degmada WadaJir ee gobolka Banaadir.
Saraakiisha ciidamada Bilayska dowlada federalka oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa waxay sheegeen in dadka dhintey ay ahaayeen kuwii diyaarinayey qarxa.
Guriga ayaa howlgal ay ciidamadu ku sameeyeen qaraxa kadib waxaa laga soo helay dareeska ciidanka dowlada iyo hub la sheegay inay doonayeen inay Isticmaalaan ragaasi.