Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaaliyadda Qurbaha iyo Xanuunka Dhimirka


Tiro badan oo ka mid ah Somalida tahriibka ah ee dhibaatada badan u mara safaro ay ku tagaan Yurub iyo Mareykanka ayaa waxa soo gaara dhibaato dhinaca dhimirka ah oo ay ka dhaxlaan kadeedka qurbaha iyo wadamadii ay u tageen inay nolol fiican ka helaan.

Bukaano qaba xanuunka dhimirka oo laga keenay wadamada Ingiriiska, Jarmalka iyo Liibiya ayaa dib loogu celiyay xigtadoodii Somalia.

Wariyeheena Xassan Kaafi Cabdiraxman Qooyste ayaa bukaanadan ku booqday Cisbitaalka Xabeeb ee magaalada Muqdisho halkaas oo lagu daweeyo dadka qaba xanuunka dhimirka, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Warbixinta oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00
XS
SM
MD
LG