Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha: Fabregas Ma Barcelona Mise Man Utd?


Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxaad ku maqli doontaan falanqeyn ku saabsan kooxda uu ciyaaryahan Cesc Fabregas u ciyaari doono xilli ciyaareedka 2013-2014ka, iyo koobka CONCACAF oo Mareykanka iyo Mexico ay ciyaaraha semifinal-ka u soo gudbeen.

Sidoo kale Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan ciyaaryahan​ Luis Suarez halkee ayuu aadi doono ma Real Madrid mise Arsenal.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00
XS
SM
MD
LG