Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: Rajo ayaan ka Qabnaa Deganaansha Kismayo


Wafdi ka tirsan Qaramada Midoobay oo toddobaadkii hore booqday magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay ka rajo-qabaan in degganaanshaha toddobaadyadii la soo dhaafay ka jiray magaalada uu sii socoto si ay hay’adaha gargaarka hawshooda usii amba-qaadaan.

Wafdiga waxaa hoggaaminayey Iskudubarridaha mucaawimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Philip Lazzarini, waxaana ka mid ahaa Ku Xigeenka Madaxa UNICEF ee Soomaaliya Foroogh Foyouzat. Iyadoo ku sugan Nayroobi ayey Haaruun Macruuf ayey uga warrantay wixii ay Kismaayo kusoo arkeen.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00
XS
SM
MD
LG