Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Kuleylka Xagaaga iyo Bisha Ramadan


Magaalada Djibouti wakhtigan bisha barakeysan ee Ramadaan waxa laga dareemayaa kor u kac ku imid qiimaha lagu iibsado raashinka iyo xab xabka oo aad loo isticmaalo wakhtiga afurka.

Waxa si xoog leh u kordhay qiimaha lagu iibsado caanaha iyadoo 2.5kg ee caanaha lagu iibsanayo 2500 Fnka Jabuuti oo ah $17.Qiimaha lagu iibsado xab-xabka aya isna kordhay iyado 1kg lagu iibsanayo 120 Faranka Jabuuti oo ah 80 cent.

Dhinac kale sanadkan bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa ku so hagaagtay wakhtiga kuleylaha ee Jabuuti. Qaar ka mida dadweynaha Jabuuti ayaa ka waramaya dareenkooda la xidhiidha soonka iyo cimilada aadka u kulul.

Warbixinahaas oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00
XS
SM
MD
LG