Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanka Mursal Muuse Cumar


Mursal Muuse
Mursal Muuse
Barnaamijka caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa dad badan oo ree qadar ah oo habeenkii u horreeyay ee bishan ramadaan cisbitaalka loo dhigay cuno xad dhaaf oo ay cuneen, ismaandhaaf u dhexeeya Soomaalida qurbajoogta ah ee Muqdisho ku laabatay iyo kuwii horey u joogay iyo gabayga uu dareenkaasi ku cabirayo Abwana Cismaan C/laahi Guure, iyo sidoo kale qaybtii koowaad ee wareysi aan la yeelanay fanaanka Mursal Muuse Cumar.
Barnamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:00 0:00
XS
SM
MD
LG