Isku xirrada

War Deg-Deg ah

South Sudan oo u Dabbaaldegaysa Xornimadeeda


Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Sudan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo la filayo inay beri halkaasi kaga qeybgalaan sannadguuradii labaad markii Koonfuurta Sudan ay xorowdey, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku sooo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfuurta Sudan Salva Kiir Mayardit iyo xubno sare oo dowladdiisa ka tirsan.

Madaxweynaha Somalia aya la filayaa inuu caawa kulan gaar ah la qaato Salva Kiir, iyadoo la filayo inay ka wadahadlaan xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale oo gobolka khuseeya.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00
XS
SM
MD
LG