Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Hadlay 1da Luulyo


Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha Somalia ayaa ka hadlay Isu soo bax ka dhacay Conis Stadium ee magaalada Muqdisho, kaas oo lagu xusayey munaasabadda 1da Luulyo.

Garoonka ay munaasabaddu ka socotay, waxa buux dhaafiyey dadweyne u damaashaadayey maalinta xornimada ee Somalia.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00
XS
SM
MD
LG