Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faallo ku Saabsan Sh Xasan D. Aweys


Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Eedeeyey Al-Shabab
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Eedeeyey Al-Shabab
Sh Xasan Daahir Aweys ayaa door muhiim ah ka soo qaatay asaaska fikirka jihaadiga ah ee Soomaaliya.

Haddaba, maxaa lagu macnayn karaa qabashada Xasan Daahir Aways, Maxayna talaabadan ka saacidi kartaa dowladda Soomaaliya oo dagaal kula jirta ururka al-Shabaab?.

Madaxa Xaruunta Heritage ee magaalada Muqdisho C/Raxmaan Caynte ayaa tilmaamay in talaabadani aanay ahayn mid lama filaana, marka la eego muranka soo jiitamayay.
Hase ahaate waxa uu xusay in guud ahaan ay tahay talaabo wayn oo ku soo korortay dagaalka u dhexeeaya dawladda iyo Al shabaab.

Waraysiga agaasimaha xaruunta Heritage iyo warbixin ku saabsan doorka uu Xasan Daahir ka soo qaatay asaaska ururada islaamiga ah ee Soomaaliya, halkan ka dhegayso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:54 0:00
XS
SM
MD
LG