Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoteelada Beledweyne oo Dad laga Qabqabtay


Mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay ku qabqabteen dad badan hawlgal ay saaka ka sameeyeen hoteellada magaaladaas.

Booliiska ayaa sheegay in ay maamullada hoteellada magaaladu ay iska dhego-tireen amar horey loo siiyey oo ahaa inay soo gudbiyaan martida hoteelka.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane warbixintan uu nooga soo diray Beledweyne halkan hoose ka dhgeyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00
XS
SM
MD
LG