Banaamijka Waa Go'aankaaga ee todobaadkan, waxa aynu ku eegeynaa "Kuland Dadweyne" oo looga hadlayo Dhalinyarada iyo Tahriibka oo ay Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ay ku qabatay magaalada Hargeysa, sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qeybtii "Maxaa Maskaxdaada ka Guuxaya"
Barnaamijka waxaa isku soo duway Maxamuud Ibraahim Cali, waxaana la soo jeedinaya Maxamuud Mascadde. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.
Barnaamijka waxaa isku soo duway Maxamuud Ibraahim Cali, waxaana la soo jeedinaya Maxamuud Mascadde. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.