Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhakhaatiir ka Digtay Dagaal ka Dhaca Somalia


Dhakhaatiirta Soomaalida ayaa ka digay dagaallo kale oo kale dalka ka dhacaya, waxayna sheegeen in dagaalladu soo celin karaan barakac hor leh, cunto la’aan iyo xataa macluul.

Hadalkan ayaa yimid iyadoo dhowaan ay dagaallo ka dhaceen magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, kuwaasoo ay dad aan waxba galabsan ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen, halka qaar kalena ay guryahoodii ka barakaceen.

Dr Xuseen Cabdi Waaberi oo ka mid ah dhakhaatiirta xarumaha gaarka ah ka hawlagal ee Muqdishu,ayaa walaacaas muujiyey maanta mar uu la hadlay idaacadda VOA. Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00
XS
SM
MD
LG