Rag ku hubeysan bastoolado ayaa xalay weerar ugu geystay magaalada Nairobi, laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka Somalia.
Xildhibaanada weerarka loo geystay ayaa kala ah Xildhibaan Cabdullahi Godax Barre, wasiirkii hore ee qorsheynta Somalia iyo Xildhibaan Cabdiraxman Xoosh Jibril, wasiirkii hore ee dastuurka.
Xildhibaanadan ayaa sheegay in ragga weeraray ay ka qaateen Kombutaradooda gacanta ayna isku dayeen inay kaxeystaan mid ka mid ah xildhibaanada.
Xildhibaan Cabdullahi Godax Barre oo aan khadka taleefanka ee Magaalada Nairobi kula xiriirnay ayaan ugu horeyn weydiiyay. Bal inuu sawir ka bixiyo sida ay wax u dhaceen.