Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa "Kulan Dadweyne" oo looga hadlayey Dhalinyarada iyo Tahriibka ku qabatay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay mas'uuliyiin iyo dhalinyaro.
Hargeysa: Kulanka Dhalinyarada iyo Tahriibka
21
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA oo "Kulan Dadweyne" oo looga hadlayo Dhalinyarada iyo Tahriibka ku qabatay magaalda Hargeysa, June 14, 2013.
22

23

24
Wariyaha VOA ee magaalada Hargeysa Ismaaciil Xuseen Farjar oo daadihinaya barnaamijka "Kulanka Dadweyne" ee Laanta Af-Soomaaligu ay ku qabatay Hargeysa, June 14. 2013.