Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Kulanka Dhalinyarada iyo Tahriibka

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa "Kulan Dadweyne" oo looga hadlayey Dhalinyarada iyo Tahriibka ku qabatay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay mas'uuliyiin iyo dhalinyaro.
Warar Kale

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG