Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliiska oo Dhoollatus ka Sameeyey Muqdisho


Gawaarida Gaashaaman ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Sawirka, Radio Muqdisho.
Gawaarida Gaashaaman ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Sawirka, Radio Muqdisho.
Xubno ka tirsan ciidamada booliiska iyo kuwa gurmadka degdegga ah oo dhowaan qaatay tababar ayaa manata dhoollatus ka sameeyey magaalada Muqdishu.

Ciidamada oo muujinaya sida loo gurmado marka wax dhacaan. Sawirka, Radio Muqdisho
Ciidamada oo muujinaya sida loo gurmado marka wax dhacaan. Sawirka, Radio Muqdisho
Ciidamada ka qaybqaatay dhoola tuskan waxaa ka mid ahaa Ciidamada Birmadka,Ciidanka Nabadgalyada Waddoyinka Iyo Talisyada Qeybaha Ciidanka
Booliska.
Ciidanka oo muujinaya sida loo damiyo dabka ka dhasha marka qarax dhaco. Sawirka, Radio Muqdisho.
Ciidanka oo muujinaya sida loo damiyo dabka ka dhasha marka qarax dhaco. Sawirka, Radio Muqdisho.
​Weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa goobta tagay warbixinta uu nooga soo diyaariyeyna halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00
XS
SM
MD
LG