Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis Isla Gaaray


Fowsiya Yuusuf
Fowsiya Yuusuf
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya ahna Wasiirka arrimaha dibedda, Fowziya Yusuf Xaaji Aadan oo maalmahan booqasho ku joogtey magaalada Nairobi ayaa ka warbixisey kulamo ay la yeelatey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya Amina Maxamed.

Wareysi gaar ah oo ay siisey laanta Af Somaliga ee VOA ayaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya waxay kaga hadashey heshiis wax wada qabsi ah oo labada dal ay wada gaareen iyo weliba sidii qaxootiga Soomaalida dib loogu celin lahaa dalkooda.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga wasiirka.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00
XS
SM
MD
LG