Markii ugu horraysay ayaa muddo 22 sano ah ayaa maanta magaalada Muqdisho laga xusan maalinta Aasaaska Midowga Afrika. Xafladka dhacday dusgiga tababarka ee Xalane oo ay ka soo qaybgalene madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda dawladda iyo waliba kuwa Midowga Afrika.
Midowga Afrika ayaa sanandkan u dabbaaldegaya 50-guurada kasoo wareegtay aasaaska ururka.
Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.
Midowga Afrika ayaa sanandkan u dabbaaldegaya 50-guurada kasoo wareegtay aasaaska ururka.
Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.