Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rag Hubeysan oo 2 Qof Caawa ku Dilay Gaarisa


Wararka ka imanaya magaalada Gaarisa ee gobalka Woqooyi-beri ee Kenya ayaa sheegaya in caawa fiidkii laba qof oo rayid ah lagu dilay badhtamaha magaaladaasi.

Wariyaha VOAda ee magaalada Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayaa ku soo waramaya in kooxdii ka danbeysay toogashada dadka rayidka ah ay goobta ka baxsadeen

Dhacdadan ayaa ku soo beegantay xilli ay ciidamada ammaanka ee Kenya ku gudo jiraan hawlgallo ay ku sugayaan Anmiga magaalada Gaarisa.

Warka weerarka ka dhacay magaalada Gaarisa halkan hoose ka dhageyso.



please wait

No media source currently available

0:00 0:01:36 0:00
XS
SM
MD
LG