Duufaan Xooggan oo keentay dhimasho iyo dhaawac dad badan ayaa ku dhufatay gobalada Oklahoma iyo Missouri, iyadoo khasaaraha ugu badan gaarsiisay Degmada Moore ee Oklahoma.
Sawirro: Duufaanta ku Dhufatay Mareykanka
13
Nin iyo laba caruur ah oo dhex lugeynaya burburkii duufaantu ay gaarsiisay guryaha degmada Moore. Oklahoma.
14
Nin ay soo badbaadiyeen kooxaha gurmadka degdegga ah, ka dib markii ay duufaantu burburisay degmada Moore. Oklahoma.
15
Dad dul taagan guri burburay iyo gaari uu duugay burburka dhismaha.
16
Dad alaabtoodii baadigoobaya ka dib markii duufaantu jajabisay gurigoodii.