Duufaan Xooggan oo keentay dhimasho iyo dhaawac dad badan ayaa ku dhufatay gobalada Oklahoma iyo Missouri, iyadoo khasaaraha ugu badan gaarsiisay Degmada Moore ee Oklahoma.
Sawirro: Duufaanta ku Dhufatay Mareykanka
17
Kooxaha gurmadka degdegga ah oo badbaadinaya mid ka mid ah 15 qof oo ku jiray dhisme ka mida isbitaal ku yaalla Moore, kadib markii ay duufaantu ku dhufatay gobalka Oklahoma.