Duufaan Xooggan oo keentay dhimasho iyo dhaawac dad badan ayaa ku dhufatay gobalada Oklahoma iyo Missouri, iyadoo khasaaraha ugu badan gaarsiisay Degmada Moore ee Oklahoma.
Sawirro: Duufaanta ku Dhufatay Mareykanka
9
Booliiska Degmada Moore oo qodaya burburkii dhismaha iskuulka si ay u soo saaraan dad loo maleynayo inay burburka ku hoos jiraan.
10
Booliiska iyo kooxaha gurmadka oo wiil ka badbaadinaya burburkii dhismaha iskuulka.
11
Ilmo laga soo badbaadiyey burburka iskuulka
12
Haweeney ilmo la taagan meel aan ka fogeyn Iskuulka Plaza Tower Elementary School ee Degmada Moore, Oklahoma.