Duufaan Xooggan oo keentay dhimasho iyo dhaawac dad badan ayaa ku dhufatay gobalada Oklahoma iyo Missouri, iyadoo khasaaraha ugu badan gaarsiisay Degmada Moore ee Oklahoma.
Sawirro: Duufaanta ku Dhufatay Mareykanka
5
Dad ka badbaaday duufaanta ku dhufatay gobalka Oklahoma
6
Hooyo kor u sidda ilmo ay dhashay ka dib markii uu dumay dugsi hoose dhexe oo ku yaalla degmada Moore ee gobalka Oklahoma.
7
John Warnar waxa uu dul taagan yahay burburka guri uu leeyahay nin ay saaxiibbo yihiin oo ay duufaantu dhulka dhigtay.
8
Gaari ay booliisku leeyihiin oo ay duufaantu burburisay iyo dad hareer taagan.