Isku xirrada

Sawirro: Duufaanta ku Dhufatay Mareykanka

Duufaan Xooggan oo keentay dhimasho iyo dhaawac dad badan ayaa ku dhufatay gobalada Oklahoma iyo Missouri, iyadoo khasaaraha ugu badan gaarsiisay Degmada Moore ee Oklahoma.
Warar Kale

Dhisme uu dab weyn ka kacay ka dib markii ay duufaantu ku dhufatay degmada Moore, Oklahoma
1

Muuqaalka duufaanta oo meel fog laga sawiray.
2

Gaari xaamuul ah oo buundada dusheeda ay duufaantu dhinac u ridday  iyo mid ka soo dhacay buundada oo gaariga booliska hortiisa yaalla, degmada Shawnee ee gobalka Oklahoma.
3

Dad ka badbaaday duufaanta ku dhufatay gobalka Oklahoma
4

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG