Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Maxamuud Maxamed Culusow


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiyihii hore ee bangigii dhexe ee Somalia Maxamuud Maxamed Culusow, waxana uu barnaamijku ku saabsan yahay arrimaha maaliyadda ee Somalia.

Mr. Culusow waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:36 0:00
XS
SM
MD
LG