Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo Eedeeyey dawladda Suuriya


Qarax ka dhacay magaalo xuduudda labada dal ku taalla, halkaas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 40 qof, ayaa Turkigu ku eedeeyey in Suuriya ay ka dambeysay. Dadka qaraxa ku dhaawacmay ayaa iyaguna aad u badan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Axmed Daa'uud Oglu ayaa, isaga oo ku sugnaa Jarmalka, sheegay in Turkigu uu talaaabo ka qaadi doono wixii dhacay.

Warbixin kooban oo arrintaas ku saabsan, hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG