Barnaamijkeena Martida ayaa todobaadkan ka kooban warbixin aanu ku eego dhambaal muujinaya khilaafka Madaxda Al-shabab iyo qaar ka mid ah Ajaanibta kooxda ka bar dagaalanta.
Qeybta dambanna waxaa marti ku ah Maxamed Farax Al-Ansari, oo horey uga tirsanaa Al-shabab, haatanna la shaqeeya saraakiisha dowladda ee dhaqan celinta maleeshiyaadka ka soo goosta Al-shabab.