Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.
Booqashada madaxweynaha ee Puntland ayaa imaaneysa maalin ka dib markii uu magaalada Mombasa kula kulmay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Shir jaraa’id oo ay labada madaxweyne ku qabteen magaalada Mombasa ayey ku sheegeen inay iska kaashadaan oo ay meel uga soo wada jeestaan kooxaha xag jirka ah iyo Al-shabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ay shir Jaraaid wada qabteen madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa uu sheegay in maanta aysan dood ka taagneyn Soomaaliya Federal ma tahay iyo mise ma ahan, balse ay muhiimaddu tahay wadadii loo mari lahaa in federaalku uu dalka wada gaaro.
Booqashada Madaxweyne Xasan Shiikh, ayaa ah tii ugu horeysay ee Puntland ku tago tan iyo markii loo dhaariyey xilka madaxtinimada ee Soomaaliya.
Warbixinta booqashada Madaxweynaha ee Puntland halkan hoose ka dhageyso

Sawirro: Booqashada Madaxweynaha ee Puntland
1/7
Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Puntland
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee Maamul-goboleedka Puntland markii ugu horeysay tan iyo xiligii la doortay
2/7

3/7

4/7

5/7
Soo dhaweynta Madaxweynaha ee Puntland
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee Maamul-goboleedka Puntland markii ugu horeysay tan iyo xiligii la doortay
Previous slide
Next slide