Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Saacid Wareysi Gaar ah


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay inay muhiim u tahay dawladda Soomaaliya inay sii xoojiso xiriirka iyo wadatashiga ay la leedahay waddamada deriska ah, Ra’iisul Wasaaraha wuxuu sidoo kale ka hadlay maamul u samaynta Jubaland iyo shirka Turkiga, Weriyahayaga Falastiin Axmed Iimaan, ayaa wareysigaasi la yeelatay Ra’isul wasaaraha xilli uu ku sugnaa Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia waxaana uu u dhacay sidan:

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:40 0:00
XS
SM
MD
LG