Barnaamijka Martida Makarafoonka ee todobaadkan waxaanu ku soo qaadan doonaa Taariikhda ururada diiniga ah ee Soomaaliya, iyo saameynta ay ku yeesheen siyaasadda iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Sh. Maxamed Cabdi Daahir oo ah aqoonyahan ku xeel dheer ururada diiniga ah ee Soomaaliya muddo baddana ku soo jiray, isla-markaana imaam ka ah masaajidka magaalada Cardiff ee dalka Britain.
Barnaamijka oo uu isku soo duway Xuseen Barre Aadan halka hoose ka dhageyso.