Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ohio: Tartankii Ciyaaraha oo Maanta la soo Gababeynayo


Tartankii ciyaaraha Guga ee 13aad, kaas oo ka socday magaalada Columbus, gobolka Ohio ee Maraykanka ayaa maanta la soo gababeynayaa.

Tartankan ayaa waxa iskugu yimaadda Soomaalida Maraykanka iyo kuwa Canada, waxana ka qeyb gala dad ay da'doodu aad u kala duwan tahay.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00
XS
SM
MD
LG