Cabsi iyo walaac ayaa soo wajahay shacabka ku dhaqan gobollada Bay, Bakool iyo Gedo waxaana isa soo taraya wararka sheegaya in Itoobiya ay damacsan tahay inay ka baxdo Soomaaliya.
17-kii bishan oo haatan laga joogo toddbaad ayaa ciidamada Itoobiya ay ka baxeen magaalada Xudur waxayna taasi dhalisay in kumannaan qof ay ka qaxaan Xudur iyo meelo kale.
Haddaba maxaa lagu macnayn karaa degganaansho la’aanta siyaasadeed iyo amni ee ka taagan gobollada Bakool iyo Bay? Maxayse dawladda Soomaaliya uga aamusan tahay inay si cad uga hadasho amniga shacabka gobolladaasi ku nool iyo doorka Itoobiya ee Soomaaliya.
Warbixin su'aalahaa falanqeynayasa halkan hoose ka dhageyso.