Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siilaanyo: Kama Qayb galayno Shirka London


Siilaanyo: Somalia Xaq bay u Leedaahay Madaxbanaanideeda
Siilaanyo: Somalia Xaq bay u Leedaahay Madaxbanaanideeda
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland aanay ka qayb gali doonin Shirka London.

Madaxweyne Siilaanyo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa isaga oo ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka Turkiga, ayaa sheegay inaanay jirin wax wadahadal ah oo imika u socda iyaga iyo dowladda Federaalka ee Soamaaliya.

Sida uu xusay labada dhinac ay isku arki lahaa shirka arrimaha Soomaaliya ee London oo ay Somaliland qaadacday inay ka qeybgasho.

Faahfahinta warkaasi kaga bogo warbixinta wariyaha VOA ee magaalada Hargeysa Ismaaciil Xuseen Farjar, fadlan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00
XS
SM
MD
LG