Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Maaliyadda oo ka Hadlay Sicir Bararka


wasiirka maaliyadda
wasiirka maaliyadda
Dawladda Federalka Somalia ayaa sheegtay in qorshaynaso daraasado wax looga qabanayo lacagta shilling Soomaaliga ee ka sii yaraanasya dalka iyo Dollar tiro badan oo ku soo qul qulaya taasi oo keentay in Sicir barar xoog lihi uu ka jiro Somalia.

Wasiirka Maaliyada Somalia Maxamuud Xasan Sulaymaan ( Cawil ) ayaa VOA da u sheegay inay dawladdu arimahaasi ka arinsanayso sidii wax looga qaban Lahaa, isagoo dhinaca kalena sheegay inaysan jirin maamul ka jira gudaha Somalia oo u madax banaan inay lacag shilin Soomaali ah keensadaan.

Warasyiga wasiirka maaliyadda oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00
XS
SM
MD
LG